Monthly Archives: September 2014

Damaca Deriska

Damaca Deriska

Damaca Deriska

Tuesday 30 September 2014 PenSomalia — Ma Biloowgi Dhamaadka Soomaaliya baa? Mise Su’aashu waxey kasoo hormartay waqtigeeda? 193da Dal ee aduunka ku yaal dal walba wuxuu deris la yahay ama xuduud la wadaaga dal kale. Xuduudaa oo noqon karta mid biyo ah ama mid berri ah. Xuduudahaa haku yimaadeen si xalaal ah ama si kaleba. Read the rest of this entry

Inta uu gaarsiisan yahay khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha Somaliya (Aqriso)

Inta uu gaarsiisan yahay khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha Somaliya (Aqriso)

Inta uu gaarsiisan yahay khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha Somaliya (Aqriso)

PenSomalia– 28 Sept 2014: – Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka ee Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wuxuu si maldahan u iftiimiyay in khilaaf uu kala dhaxeeyo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Dr. C/weli Sheekh Axmed Maxamed.

Madaxweynaha oo la hadlay laanta afka Somaliga ee VOA, ayaa waxa uu marka hore ka hadlay doorashada laba sano ka dib lagu wado inay dalka ka qabsoomto, taasoo uu sheegay inay u diyaariyeen qariirad ay Dowladdu ku gaarsiin karto dalka inay doorasho ka qabsoomto. Wuxuuna kalsooni badan ka muujiyay in sanadka 2016-ka ay doorasho ka dhici doonto dalka. Read the rest of this entry

Nicholas Kay Ayaa Somali Xukuma

image

nicholas-kay_unsom-ergeyga

PenSomalia – Waxaan la wadaagi lahaa Somalida jawaabaha ka bixinaya qoraalkii uu qoray Nicholas Kay Thursday September 25, 2014 oo uu kaga hadlayay arimaha Somalia iyo sida loo unki karo dowlad Somalida ku dhan tahay,waxaan dhihi lahaa ugu horeeyn Nicholas Kay waxaa uu ka soo jeedaa kuwii Somalida gumeeysiga kula kacay 1892 ilaa 1960,burburiyay dhanwalba dhaqanka ,dhaqaalaha iyo shacuubtii deganeeyn geeska Afrika qaasatan Somalida,awoowayaashiisa waxaa aay nooga tagageen oo eey noo sameeyeen Jamhurida Dimoqoraadiga Somaliya waxeeyna maanta u socdaan in aay ku bedelaan Jamhuuriyada Federaalka Somalyai. Read the rest of this entry

Finalizing the Somali Federal Process

Finalizing the Somali Federal Process

Finalizing the Somali Federal Process

In 2012, Somalia theoretically regained statehood with a new constitution serving as its people’s social contract. The first article of the constitution states that “Somalia is a federal, sovereign, and democratic republic . . . .” Provisional Fed. Const. June 12, 2012, art. 1, §1 (Som.) (emphasis added). The great debacle is that Somali Federalism has yet to be properly discerned. More precisely, the issues of federal delegated powers and reserved state powers have not been addressed. Additionally, Somalia’s remaining provinces have not yet fully federated. If Somalia is to complete her social contract by 2016, she must implement policies that will iron out the wrinkles of Somali Federalism.
What differentiates federalism from other forms of government is the dual-sovereign notion of “vertical separation of powers.” This notion disseminates governing powers between two main entities, the federal government and the state governments (i.e. Federal Member States), and each entity may not encroach upon the other entity’s governing powers. Read the rest of this entry

KENYA PRESIDENT UHURU KENYATTA SUMMONED BY ICC TO HEARING

image

Kenya’s President Uhuru Kenyatta stands for Kenya’s national anthem before the Africa Union Peace and Security Council Summit on Terrorism at the Kenyatta International Convention Centre in Nairobi, September 2, 2014The case against Uhuru Kenyatta has angered many African leaders Read the rest of this entry

Ma dhisan karna Ciidan Qaran?

Waxaa na haysata Hogaan-xumi!

Waxaa na haysata Hogaan-xumi!

Saturday 20 September 2014 PenSomalia –  — Waxaa waayadaan la hadal hayaa dhismaha Ciidan Xoog leh oo uu dalku yeesho kadib markii ay fashilmeen dhamaan Dowladdihii dalka laga dhisay gaar ahaan kuwii Ku-meelgaarka, sidoo kalena ay nabad keeni waayeen ciidamadii Shisheeye ee dalka yimid.
Read the rest of this entry

Khilaafka Madaxweyne iyo Ra’isulwasaare oo gaaray meeshii ugu xumeed

Khilaafka Madaxweyne Garguurte iyo Ra'isulwasaare Yuulka oo gaaray meeshii ugu xumeed

Khilaafka Madaxweyne iyo Ra’isulwasaare oo gaaray meeshii ugu xumeed

RuuxaantaNews -Madaxweynaha DF Soomaaliya Dr Hassan Sheikh Mohamud iyo Raisul Wasaaraha DF Soomaaliya Dr Abdiweli Sheikh Ahmed ayaa la sheegayaa inuu khilaafkoodu gaaray meeshii ugu xumeyd kadib markii golaha Wasiirada Soomaaliya oo uu shir gudoominayay ay Xilka ka qaadeen Agaasimaha Hay’adaha Nabadsugida Soomaaliya Mr Abdullahi Sanbaloolshe oo ahaa nin aad ugu dhow Madaxweynaha Soomaaliya iyadoo aan lala socodsiin Madaxweynaha arimaha sababay xil ka qaadista Agaasimaha Nabadsugida.
Maxaa saldhig u ah Khilaafka (Qodobada Dastuurka oo labadaba awood siinaya) Read the rest of this entry

Labo Sanno iyo Dowlad Jilicsan

Labo Sanno iyo Dowlad Jilicsan

Labo Sanno iyo Dowlad Jilicsan

Friday 12 September 2014 | PenSomalia | Dowladdii Dhexe markii ay burburtay, waxaa dalka soo foodsaarayo khataro ka imaanayo dhinacyo Soomaali ah iyo dawlado cadow ku ah Umadda Soomaaliyeed, kuwaas oo dalkii ka dhigay mid kala qoqoban oo khatar ugu jira in uu u kala gogo’o gobolo yay yar oo ay hogaamiyaa Jawaasiis iyo dabadhilifyo.
Waxa dalka ka socda Dagaalo Sokeeye oo u dhaxeeyo dhinacyo Soomaali ah sida Dowladda Federaalka iyo Xarakada Al-shabab iyo waliba dhinacyo kale sida Khaatumo iyo Somaliland. Iyadana meel xun marayo xaaladda noolaleed ee dadka sida Abaaro soo noqnoqday, cudaro iyo waliba Shaqo la’aan. Read the rest of this entry

Gantaalka Godane lagu dilay Gafanayaashana ha lagu gano!

Gantaalka Godane lagu dilay Gafanayaashana ha lagu gano!

Gantaalka Godane lagu dilay Gafanayaashana ha lagu gano!

Saturday 6 September 2014 | PenSomalia | Saddex Maalin baan sugayey in si rasmi ah loo xaqiijiyo dilka Hoggaamiyaha Argagixisada Soomaaliya “Alshabaab” ee Axmed Aw Cabdi Godane. Degdeg ma fiicnee, waxaan dhawraba, hadda, oo uu Kaba Weyne (Maraynkan) caddeeye, oo isagu fuliyey falka dilka horena u qorsheeyey, malaha Godane iyo gafuurro duubtuna horay ugu shaqayn jireen, aan dhawr sadar iyo dhigaal yar sooyaalka u dhigo. Read the rest of this entry

QUDBADA JIMCAHA & CULIMADA CASRIGAN

QUDBADA JIMCAHA & CULIMADA CASRIGAN

QUDBADA JIMCAHA & CULIMADA CASRIGAN

Thursday 4 September 2014 | PenSomalia |  Waa aragti Islaamiyan aan wax badan layska weydiinin siday ahaan Jireen Qudbooyinkii Maalmaha Jimcada ay isugu Imaan Jireen Xiliga Nabigeen Maxamed NNKH Iyo Saxaabadii sharafba badan lahayd, iyo Taabiciyiintii Qiima badan lahaa ee ka dambeeyeyba, iyo Maanta qudbooyinka Maalinta Ciidda Isbuuca ee Ummadda Islaamka isugu yimmaadaan Masaajidyada, iyo sida ay kula Fog yihiin. Read the rest of this entry