Xafladda Soo dhaweynta Maamulka Mudug iyo Galgaduud ee Jaaliyadda Soomalida ee Australia

Xafladda Soo dhaweynta Maamulka Mudug iyo Galgaduud ee Jaaliyadda Soomalida ee Australia

Xafladda Soo dhaweynta Maamulka Mudug iyo Galgaduud ee Jaaliyadda Soomalida ee Australia

PenSomalia – Habeenka axadda ee 17ka bisha August, 2014 waxaa magaalada Melbourne ee gobolka Victoria ee wadanka Australia lagu qabtay xaflad lagu soo dhaweynayo heshiiskii ay saiixeen madaxda soomaliya ee maamul usamaynta Gobolada Dhexe ee Mudug iyo Galgaduud.

Waxaa kasoo wada qeyb galay badi jaaliyadda Soomalida ee degen Australia. Waxaana madashaas ka hadlay xubno aad looga yaqaan Jaaliyada soomalida waxayna u rajeeyeen madaxda goboladaas heshiiska gaarey inay keenaan heshiis waara iyo nabad iyo horumar abuuri karana mustaqbal mudnantana siiya dib uheshiisiin iyo dhinaca nabadgelyada.

image image image image image image image image image image image image image image image image image image image image image

Waxaa ka hadlay madashaas

    • Suldaan Muxudiin Cilmi Fagaas,
    • Guddoomiye Abdulaahi Ahmed Shukri (Buulle)
    • Injineer Sharma’arke Cabdi Faarax,
    • Cali Hilowle
    • Dr Cabdullaahi Shiil
    • Muxudiin Calasoow
    • Injineer Oscar
    • Engineer Muuse
    • Xaawo Faarax Caad
    • Aqoonyahan Axmed Qaahira
    • Cabdi Nuur Maxamed Ismaaciil (Qaatumo)
    • Maxamed Shiikh Cabdulaahi (Ogandenya)
    • Cabdirizaaq Xuseen (Shiino)
    • Axmed Aaden Balayax
    • Waxaa soo agaasimay xafladaas
    • Cabdulqaadir Qaliif Suudi Dhidhiile
    • Imaam Axmed Toxow
    • Maxamed Jaamax Afrax (Cadaawe dheere)
    • C/risaaq Qaliif Wabax
    • Faarax Cabdulle
    • Aniso Suldaan Muxudiin
    • Laylo Idle
    • Ebyan Ahmed
    • Dr Cali Shiikh Xuseen
    • Axmed cabdulle Toxow

Posted on August 25, 2014, in Moment Research & Consultancy. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a comment