Monthly Archives: November 2014

Isku dayga cusub ee lagu ridayo Ra’isul wasaare Cabdiwali!! (Xog hoose)

image

Isku dayga cusub ee lagu ridayo Ra’isul wasaare Cabdiwali!! (Xog hoose)

RuuxaantaNews – Xildhibaannada horboodaya Mooshinka xilka looga qaadayo Ra’isul wasaaraha dalka ayaa waxay wadaan dadaalo ay uga guul gaarayaan qorshahooda, inkasta oo ay caqabad kala kulmayaan Xildhibaanada Ra’isul wasaaraha taageersan oo is hortaagaya in Mooshinka looga doodo Baarlamanka. Read the rest of this entry

Muqdishaay indho u yeelo, Masiibada Puntland iyo Marqaatiyeynta Nuuradiin Diiriye!

imageRuuxaantaNews –  Muqdishaay indho u yeelo, Masiibada Puntland iyo Marqaatiyeynta Nuuradiin Diiriye! Bur burkii Soomaaliya wuxuu sababay in Jamhuuriyaddii Soomaaliya ay noqoto, xaafado, degmooyin ama Gobolo aan isla jaan qaadi Karin. Xag siyaasad, dhaqaale iyo amni intuba. Waxaa la soo maray xili dalku ay ka talinayeen Hogaamiye kooxeedyo mudo dhowr iyo toban sano ah, gaar ahaan Koofurta Soomaaliya. Ka soo biloow maamulka la magac baxay Puntland ilamaa Laga gaadho xuduuda wadanka aynu jaarka nahay ee Kenya. Waxaa Iyana xigtay in talada ama maamulka koofurta soomaaliya 80% ay la wareegaan hogaamiye diimeedyo huwan shaar islaamiya, oo kala hadaf iyo ujeedo ahaa. Read the rest of this entry